Xiisad dagaal oo saaka ka taagan Magaalada Garowe iyo Tacshiirad la maqlayo

Xiisad dagaal oo la xiriirta diiwaan-gelinta doorashooyinka muranka uu ka taagan yahay  ee qof iyo cod ayaa ka aloosan saaka magaalada Garowe caasimada Puntland. Ciidamo ka tirsan kuwa Puntland oo diidan barnaamijka diiwaan-gelinta ayaa ku hareeraysan goobo loo qorsheeyay in lagu diiwaan-geliyo dadka Tacshiirad goos goos ayaa laga maqlayaa nawaaxiga Jaamacadda PSU iyo dugsiga sare … Continue reading Xiisad dagaal oo saaka ka taagan Magaalada Garowe iyo Tacshiirad la maqlayo